Xildhibaano Taageersan Jawaari oo kulmay Eedeyna u jeediyay C/Wali Muudey (Daawo Sawirro)

Xildhibaano taageersan Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, waxa ayna Xildhibaanadan eedeyn usoo jeediyeen Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka. Waxa ay ku eedeeyeen Xildhibaanadan Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Cabdiweli Muudey in uusan dhax dhaxaad ka aheyn mooshinka Jawaari laga keenay, waxa ayna sheegeen in uu la saftay Xildhibaanada mooshinka … Continue reading Xildhibaano Taageersan Jawaari oo kulmay Eedeyna u jeediyay C/Wali Muudey (Daawo Sawirro)